RAMADAAN IYO SIDA LOOGA NOOLEEYO HARGEYSA
Waxa si gaar ah qalbiga u galaaya Sheekh sancaani Alle ha u naxariistee iyo codkiisa dahabiga ah ee uu ku luuqeeyo YAA TAWAAB TUB CALAYNAA... taas oo afurka ka horeysa. Waxa se qushuuca iimaanka dhooqeeya miisigii lagu sugi jiray eedaanka
Friday, September 3, 2010
|
Ogaysiis: Munaasibad diini ah oo sadaqad loogu uruurinayo agoonta Somaliland kadhacaysa London maanta
Xarunta agoomaha ee Rajo waxa ku jira 340 caruur ah da-doodu kala duwantahay. Caruurtaasi haba yaraate waxay ku iidaan oo maalinta Iida ka farxiya ma haystaan
Friday, September 3, 2010
|
Diridhaba maxa daba dhigay wakiilka cusub ee somaliland u fadhiya etiopia?
Salamu calaykum waa raxmatullahi waxan marka hore salan qaali ah hawada uu marinaya bahda hadhwanaag iyo dhaman umada af-somaliiga ku hadasha. waxaynu ku jiirna malmihii uu danbeyey ee biishi ugu fadliga badnayd sanadka oo dhan. Alle khayrkeda ha ina siiyo.
Thursday, September 2, 2010
|
Wasiirka Duulista Hawadu Reer Burco Inuu Wax U Qabto Mooyaane Wax-ba Ka Dhicin Maayo
Sida aynu ogsoonahay wasiir maxamuud markii la magacaabay safarkiisii shaqo ee ugu horeeyey waxa uu ugu baxay magaalada berbera halkaas oo uu kormeer ku soo maray madaarka berbera iyo sida hawlihiisu u socdaan dabcan waxaan filayaa in dadka badidiisu warbaahinta
Thursday, September 2, 2010
|
Qaranimada Somaliland Wax Ku Diidaw Qabiil Wax Ku Helimaysid
Dhamaan umada reer Somaliland waxaad uga gudaantaan salaantii ugu qiimaha badan, asalamu calaykun waa raxmatulaahi waa barakaatu waa bil barakaysan ee ilahay danbigeena iyu kuwa muslimintaba ha dhaafo bacda salaam waxaa qoraalkan igu kalifay
Thursday, September 2, 2010
|
Fankii Iyo Sugaantii Soomaaliyeed Ma Hunguri Ayuu Isku Badalay ? Mise Anaa Ka Gaabiyay Faraskaygii ?
Waxaa aynu naqaanay ama aynu aduunyada caan kaga nahay waxa la yidhaahdo fanka iyo sugaanta ,qof kastaba oo somali ah ama ku hadla luuqada soomaliga ee yaqana fanku wuxuu yahay iyo sugaantuba wuxuu garanaya
Thursday, September 2, 2010
|
WAA GARASHO JAAN IYO MAAN GURRACAN.
Darmaanow inteena badan xididada iyo halbawlayaasha jidhkeena waxa sida cudur aan daawo lahayn u dhex xulaaya darenka aan la mahadin
Thursday, September 2, 2010
|
BAROORTU ORGIGA KA WEYN
Dalka waxa ka dhacay is bedel dadku sugaayey waxaana laga gudbay xiligii been abuurka iyo waxan jirin oo la sheego. Waxa loo gudbay xili cid kasta oo ka hortimaada
Thursday, September 2, 2010
|
Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Sh Cabdixakim Sh Ibraahim Sh Maxamuud Iyo Kaltuun Sh. Maxamed Sh Cumar Dirir Oo Aroosku Ka Dhacay Hargeysa.
GACAL IYO SOKEEYABA AROOSKIINA LAGU FARAX
Thursday, September 2, 2010
|
Ururka Somaliland Youth Association Waxa uu Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Eheladii, qoyskii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Abdilahi Askar Barkhad
INA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN
Thursday, September 2, 2010
|
Waxaanu Dhammaantayo Isku Raacnay Wariyaha Sannadku Inuu U Qalmo C/salaam-Abuhurayra
Abwaan Maxamed Cali Cige, Abwaan Yaasiin Siciid Ducaale, Abwaan Maxamed Axmed Saalax, Abwaan Jaamac Madoobe, Aqoonyahan Axmed Cilmi Cawad, Macalin Xuseen Muuse, Macalin Axmed Cabdi Shire Iyo Dhammaan Ardayda Dugsiga Xaaji Aadem ee Ceerigaabo ....
Thursday, September 2, 2010
|
Maxaaa xukumadda cusub laga uriyay Udgoon miyaa?mise?.
Marka hore waxan salaamaya dhammaan ummada reer Somaliland iyo Saxaafadda madaxabanaan ee reer Somaliland intaas ka dib waxan maanta qalinka u qaatay
Thursday, September 2, 2010
|
fadhataysigii dab damiska burco ee wasiirka khasaarihii waynaa ee guryaha badani ku shuf beeleen iyo gadoodka shacabka reer burco
magaalada burco waa caasimadii 2aad ee s/land waa magaalo deegaankedu aad u balaadhanayahy waxaynu adeega dawladeed inuu aad uyaryahy waxay shirkadaha iyo shacabku qabsadaan mooyee
Thursday, September 2, 2010
|
Weriyaha Sanadka Waa Cabdisalaam-Abuhuraya.....By Axmed C/laahi Xirsi
waxaan salaamaya dhamaan howlwadaanada shebekada warar ee hadhwanaagnews.com
Thursday, September 2, 2010
|
Anigoo Ah Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid, Waxaan U Hibeeyay Weriyaha Sanadka Safiya Cali Yuusuf.
Sidaa daradeed, waxa aan ka codsanayaa Weruyayaasha iyo hawlwadeenadda kale ee ka hawlgala Shabakada Hadhwanaagnews, in aanay codkooda kala bakhaylin ee ay u hibeeyaan Safiya Cali Yuusuf.
Thursday, September 2, 2010
|
Meher Wacan
Dhamaanba dadkani waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Khadar Siciid Ducaale iyo Hodan Abdirahman C/laahi
Thursday, September 2, 2010
|
HAMBALYO: MAAREEYAHA CUSUB EE WAKAALADA BIYAHA HARGEYSA. MUDANE: IBRAAHIM SIYAAD YOONIS.
Waxaan marka hore halkan salaamaya madaxda iyo shaqalaha websitka Hadhwanaagnews, oo qayb laxaad leh ka qaata ka haqabtirida wararka muwaadiniinta Jamhuuriyadda Somaliland
Thursday, September 2, 2010
|
Hambalyo Meher Wacan
Dhamaan Dadkaasi oo wada Kala JoogCa Dalka Dibadiisa Iyo Gudihiisaba Waxay Hambalyo Kal Iyo Laba U Dirayaan Boqorka Yasiin Mohamed Aadan iyo Boqorada Khadra Ahmed Ibrahim
Thursday, September 2, 2010
|
Tacsi Tiiraanyo Leh
jaliyada reer somaliland ee ku nool dalka kenya waxay tacsi halkan kagaadhsiinayaan iyaga oo katiiraayaysan geeridii kutimi marxuum xasan axmed sagal
Thursday, September 2, 2010
|
wariyaha sanadka
marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan shaqaalaha shabakada qarnigan ee hadhwanaag marka xigta waxaan jeclaan laha inaan ra yigayga ka dhiibto wariyaha sanadka ee shabakada hadhwanaag
Thursday, September 2, 2010
|
|
Wada Xaajoodkii nabadda ee Israel & Palestine oo dib loo amba-qaaday.
Cairo;(HWN)- Waxa biloowdey wada hadaladii nabadda ee lagu xalinayay mushaakilaadka kale haysta Xuukumadaha Falastin iyo Israel ayaa maanta ka bilowdey magaalada Washington ee dalka Maraykanka.
Friday, September 3, 2010
|
Suuqyada Guurka Haweenka 40 Jirka Ah Ee La Furay Ama Laga Dhintay Ama Aan Weli La Guursan Oo Daba Qabsi Noqday Dalka Kuwait Iyo Sababaha Kelifay.
KUWAIT CITY- (HWN) Suuq xaami ah oo dabo qabsi ah ayaa lagu soo waramayaa in uu u soo baxay haweenka Afartan jirka iyo wixii ka sareeya ah ee la furay ama laga dhintay
Thursday, September 2, 2010
|
Dawladda Britain Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Wajahan Qalalaasaha Ka Socda Soomaaliya, Walaac Xoog Lehna Ka Muujisay Dagaalada Ka Socda Muqdishu.
Kampala-(HWN)-Dawladda Dalka Britain ayaa daboolka ka qaaday in ay aad uga walaacsan tahay dagaaladda aan ka soo raynta lahayn ee lagu gumaadayo dadka Shacabka ah ee bir ma geydada ah ee ka socda caasimada dalka Soomaaliya
Thursday, September 2, 2010
|
Ciidamada Ethiopia Oo Sadex Nin Kala Baxay Magaalada Wajaale, Aamusnaanta Xukuummada Axmed-Siilaanyo Iyo Dareenka Dadweynaha Wajaale Ka Bixiyeen.
Ilaa imika ma jiro war rasmi oo ka soo baxay xukuummada Somaliland oo ku saabsan qafaalashada 3-nin ee la gala-baxay Magaalada Wajaale.
Thursday, September 2, 2010
|
10 Kalmadood Oo Aad U Xiiso Badan Oo Inta Badan Been Ah Oo Dhegaha Dumarku Ay Aad U Jecel Yihiin In Ay Had Iyo Jeer Ka Maqlaan Ragga.
Toban Qodob oo lagu ogaaday daraasad cilmi baadhis arrintan loogu kuurgalay oo ay sameeyeen khubaradda ku talax tagtay arrimaha Bulshada iyo Jacaylku.
Thursday, September 2, 2010
|
BadhasaabKa Gobolka Saaxil Ramaax Oo Ku Han-jabay Inaanay Cid U Daba Fadhiisanayn Kharash Dekeda Laga Siiyo Ciidamada Amniga Suga.
Maanta waad aragtaan sida ay magaaladeeni [Berbera] tahay, Maxaa ka dhigay? Berbera wixii [Dakhli] soo galaa way dhaafaan, 80%[Boqolkiiba Sideetan] dhaqaalaha wadanka soo galaa dawlada dhexe ayuu ku dhacayaa,Badhasaabka Cusub ee Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Hayste [Ramaax]
Thursday, September 2, 2010
|
Xubno Ka Mid Ah Gudida guud Beesha Cidagale Iyo Cuqaal Beeniyey War Beesha Lagu Eedeeyey
Xubno Ka Mid Gudida guud ee beesha Cidagale, Cuqaasha, Odayaasha, Culimo Awdiinka iyo Guddiga Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inaan waxba ka jirin war sheegaya in Xaafadda Calaamada ee Degmadaas,
Thursday, September 2, 2010
|
Khilaaf xoog leh ayaa ka taagan Boodhkii Jaamacadda Timacadde ee Gabilay oo todobaadkii hore loo bedelay dugsiga Sare Timacadde ayaa xiisad ka abuurtay gobolka Gabilay
Hargeysa (HWN)-Khilaaf xoog leh ayaa ka taagan Boodhkii Jaamacadda Timacadde ee Gabilay oo todobaadkii hore loo bedelay dugsiga Sare Timacadde ayaa xiisad ka abuurtay gobolka Gabilay waxaana la isku hayaa dhismaha jaamacada oo markii la aasaasay lagu wareejiyay dugsigii sare ee Qalax.
Thursday, September 2, 2010
|
Radio Hadhwanaag: Dhagayso Wararkii Somaliland Iyo Somaliya Oo Uu Daadihinayo C/salaam Cusmaan Cumar-jeex (Abuhurayra)
Wararkan oo ah kuwii ugu dambeeyey uguna doorka roonaa ee naga soo gaadha Somaliland iyo Somaliya ka dhagayso Radio Hadhwanaag oo ah Idaacada ku dayasho mudan DHAGAYSI WACAN
Thursday, September 2, 2010
|
NatiijadaTiro Koob Lagu Sameeyay Dadka Kenya, Qawmiyadaha Iyo Diimaha Oo La Soo Saaray Iyo Haweenka Kenya Oo Rubuc Malyuun Ka Batay Tiradda Ragga.
Kampala-(HWN)-Tirada haweenka ku nool dalka Kenya ayaa la cadeeyay in ay Rubuc Malyuun ka badan yihiin tirada ragga dalkaa ku nool sidaana waxa lagu sheegay natiijo ka soo baxday tiro koob guud oo laga qaaday dadka dalka Kenya.
Thursday, September 2, 2010
|
Barnaamijkii Xiisaha Gaarka Ah Lahaa Ee (Ku Darso Ogaalkaaga) Oo Aanu Idiinku Hayno Qodobo La Yaab Leh Oo Aydaan Hore U Maqal Oo Ku Saabsan Afrika.
Kampala- (HWN)-Waa mar kale iyo barnaamijkeenii Todobaadlaha ahaa ee xiisaha badnaa ee (Ku Darso Ogaalkaaga), oo aanu idiinku hayno Qodobo la yaab leh oo xanbaarsan aqoon gaar ah oo ku saabsan Qaaradda Afrika.
Thursday, September 2, 2010
|
Barnaamijkii Jacaylka Iyo Nolosha Oo Aanu Idiinku Hayno Jawaabaha Lix Suaalood Oo Sababa Guulaha Iyo Guul Darooyinka Ay Lamaanayaasha Soomaalidu Kala Kulmaan Jacaylka.
Kampala- (HWN)-Todobaadkan iyo Barnaamijkeenan Jacaylka Iyo Nolosha oo uu inoo soo diyaariyay Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay), waxa aanu idiinku haynaa qormooyin aad u xiiso badan oo ku saabsan Lix suaalood oo sababa guusha ama guuldarda ay lamaanayaasha Soomaalidu kala kulmaan jacaylka.
Thursday, September 2, 2010
|
Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo 19 Sano Ka Dib Xalane U Dhagaxdhigtay In Uu Noqdo Dugsi Sare
Hargeysa (HWN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta markii ugu horeysay dhagax dhigtay dhisme cusub oo uu yeelan doono dugsigii hore ee xalane.
Thursday, September 2, 2010
|
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Booliska Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Wareejiyay Taliyaha Cusub Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo Booliska U Soo Magacaabay
Hargeysa (HWN) Taliyaha cusub ee ciidanka booliska Cilmi rooble (Cilmi Kabaal) ayaa maanta xilkii kala wareegay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Jeneraal Maxamed Saqadhi Dubad.
Thursday, September 2, 2010
|
Hayadda Wadaniga ah Ee Havoyoco Oo Qalab Nadaafadeed Ku wareejisay Wasaarada Caafimaadka iyo Maamulka Gobolka Hargeysa.
Hargeysa (HWN) Hayadda wadaniga ah ee HAVOYOCO oo ah hayad inta badan ka shaqaysa arimaha la xidhiidha daryeelka bulshada Somaliland ayaa wasaarada Caafimaadka Somaliland iyo xafiiska Gobolka Maroodi Jeex ugu deeqay qalab nadaafadeed oo tiro badan.
Thursday, September 2, 2010
|
Tadhase: Ciyaaryahan Waayo Caan Ka Ahaa Somaliland Oo Ka Hadlay Taariikhdiisa Ciyaareed, Dayaca Ciyaaraha Iyo Talooyin Uu Soo Jeediyay
Hargeysa (HWN) Ciyaaryahanka Somaliland caanka ah ee Yuusuf Nuux oo lagu naanayso (yuusuf tadhase), ayaa maanta markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ciyaaraha reer Somaliland ay marayaan halkii ugu hoosaysay
Thursday, September 2, 2010
|
Wararkii Muqdisho: Saraakiil sarsare oo ka tirsan Q/Midoobay oo Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay madaxweyne Sheekh Shariif
Muqdisho (HWN) Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa maalintii shalay waxa ay gaareen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxayna kulan gaar ah la qaateen madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Thursday, September 2, 2010
|
Masuulkii U Horreeyay ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilkii Loo Igmaday Ka Cudur-daartay
Hargeysa (HWN)- Guddoomiyihii Ha´yada cusub ee Diiwaanka Sakadda Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar, ayaa shalay qoraal uu u gudbiyay Madaxtooyada Somaliland waxa uu kaga cudur-daartay xilkii Ha´yadan ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacaabay dhawaan.
Thursday, September 2, 2010
|
Radio Hadhwanaag: Barnaamijkii Todobaadka iyo Ciyaaraha waxaa Barnaamijkan Dadihinaya Wariye Najax Adan Cunaaye.
Radio Hadhwanaag marwalba waxay idiin ku balan qaadaysaa Barnaamijyo aad u xiiso badan oo Tayo leh oo ay daadihinayaan Wariyeyaal Aqoonteeda leh HALKAN KA DHAGAYSO BARNAAMIJKII CIYARAHA & WARIYE NAJAX
Thursday, September 2, 2010
|
Boobe Oo Ugu Baaqay Xukuummada Madaxweyne Siilaanyo Inay Qabato Doorashadii Golayaasha Deegaanka,Isla Markaana Furto Ururada Siyaasada.
Madaxweynaha Waxaan Ku Boorinaynaa,In Doorashadii Golaha Deegaanka La keeno,balan-qaadku Sidii Uu Ahaa Ururadii Siyaasada La Furo,..Dadka la siiyo fursad ayey ku tartamaan Boobe Yuusuf Ducaale.
Wednesday, September 1, 2010
|
Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Lix Qof Oo Loo Tuhunsan-Yahay Dilkii Taliyihii Ciidanka Asluubta Gacanta Ku Soo Dhigay.
Alle ha u naxariiste Taliyihii ciidanka Asluubta ee Gobolka Sool Marxuum Cabdi Ciise Nuur oo xalay lagu hor dilay aqalkiisa hortiisa,isla markaana la dhaawacay laba askari oo ka mid ah ilaaladiisa
Wednesday, September 1, 2010
|
Kooxda Aqoonyahanka Madaxa-banaan Ee Somaliland Oo Ugu Baaqay Xukuummada Siilaanyo Inay Laba Sanadood U Kordhiso Labada Gole Baarlamaan [Guurtid Iyo Wakiillada]
In la dhiso guddi diiwaangelinta ururro siyaasi ah isla markaana ansixiya xisbiyada siyaasiga intaan sannadka 2010 dhammaan, loona qabto doorashada golaha degaanka bisha October 2011.
Wednesday, September 1, 2010
|
Muuqaalka Xil-wareejinta Maareeyaha Cusub Ee Dekedda Magaalada Berbera Iyo Duur-xulada Hadaladii Madasha La Isku Weydaarsaday! DAAWO SAWIRADA
Waxaan ahay dawlada ninkii ugu horeeyey ee wareejiya lacag dhan 275-kun oo Dolar, waxaana farxad wayn ii ah inaan lacag intaas leeg wareejinayo, Mareeyihii hore ee Dekeda Berbera Cali Xoor-xoor
Wednesday, September 1, 2010
|
Radio Hadhwanag iyo Warkii Maanta Somaliland & Somaliya Sept,01/2010 waxaa inoo Akhrinaysa Safiya Cali Yusuf dhagaysi Haboon.
Wararkii Geeska Africa ee Maanta ka dhacay Dhagayso kuwii ugu xiisaha badnaa, Radio Hadhwanaag waa Cidaacad ku dayasho Mudan.
Wednesday, September 1, 2010
|
|
|