Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag



DACWADA CALI SAMATAR WAA MID DICIIF KA DHIGAYSA XASUUSTA TARIIKHDII XASUUQII SOMALILAND

(Hadhwanaagnews)  Tuesday, March 09, 2010

saleebaan maxamuud dhiidhi

waxa bar yahan danbe ama mudo dheer socotay maxakamad iyo dacwad ku socota gacan ku dhiigle
 
cali samatar hadaba yada oo wadanka uu ka dhacay afo colaadeed oo la xuso hadana waxa somaliland oo
 
la soo labatay xoriyadeedii  luntay 1960 damaadkii dhib aad ubadana loo soo maray hadaba waxaas oo dhan
 
waxan uga socdaa aniga iyo dadka fakarkan ila qaba in  qaabka ama hanan ka loo marayo dacwada cali samatar
 
ay tahay mid qaab qaldan racaysa waa waa jib in maxa kamad dil ah la soo taago wax kasta oo xasuuq gaystay
 
wakhtigii Rijmiigii ama dowladii malatariga ahayd ee siyaad barre dowladaas oo ahayd cadow somali baa ba shay
 
dadka afsomaliga ku hadlana  dhamaan manta halkaa ay tagan yihiin dhigatay waa dowladii siyad barre
 
hadaba raga daba socda  ama ku daba jira cali samatar waxan kula talin lahaa in ay saxafada u sheegaan in  daba galka
 
iyo dacwadu anay sidaa ku hadhayn ee rag badan la daba socdo oo ilaa 400 boqol oo sarkaal gaadhaya
 
xasuuqa in an lagu koobin magalada hargasa ee la xasuusnaadaa kii ka dhacay barbara 1988 iyo kii burco 1984
 
ragii madax da iyo ganacsatada  ahaa ee indha deero iyo koofiyad dheere ka badbadeen, intii kale dhagta dhiiga
 
loo daray,iyo xasuuqii barbara ee dadka carabta laga soo masaafurshay ee yaga oo an war hayn la laayay,
 
iyo dadkii shacabka ahaa ee dagmada ceel afwayn dhagta dhiiga loo daray iyo xasuuqii malatariga siyad barre
 
ka gaysteen  dagmada balidhiig 1983 ilaa wareerkii 1989 ee balidhiig  waxii carariwayaba cidamadu toogteen
 
iyo ciidankii daganka gobalka oodwayne oo cagta marshay deeganka galbeedka burco oo an qof kii dhaqaqaba
 
u ab yeelijirin 1988 iyo dagmada durukhsi oo shacab kii daganaa  si ula kaca u layn jireen cidankii siyad barre
 
waxa kale oo yana an la ilaabi karin  ciidankii marayay lamigaa dheer ee burco ilaa lascanood ee dadka xoola 
 
la jooga ee shacabka ah gowracayay, maha in aduunkii waxaas oo  dhan ka dheceen ee 400 oo danbii le
 
joogan in  cabashada wadanka laga dhigo hargasa oo qudha waa wax tariikhda wax u dhimaya waa tarikhda
 
qaranka iyo umadan oo shaqsiyaad wax qoraa daah sarayaan maha waxa  masuubo iyo xasuuq wadanka 
 
ka dhacay in lagu sheego hargaysa oo kaliya waa godob tariikheed iyo wadanka oo milgihiisa xasuuseed
 
la kala dhantaalayo, waxan odhan lahaa  qolyaa wax qora ama tariikhda cusub qoraya hadii aad masaxdaan
 
tariikhda qaar ama xasuuqa qaar waxa qarsoomaysa  tariikhdiina oo lama  reebo tariikha hadii aad qora tahay 
 
ama saxafi markaa qoladaa  daba socota danbiila cali samatar waxan leeyahay ha kala dhantaalina tariikhda
 
iyo xasuuqa wadanka kadhacay waliba hadii aad wax baadhaysaan waxa jira rag badan oo wax xasuuqay
 
hadana wadanka ku sugan takale  dowladu waa ka gaabisay dabagalka madax dii dadka gumaaday 
 
wakhtigii siyaad barre hadaba waxa an ku adkaysanayaa in la xuso tariikh badan oo wadanka  kadhacday
 
qof kuna hadii anu xog badan hayn maha in uu is ku dayo in uu dhacdo wadan dhan tuurta u rito
 
wax ka qorkeeda wana hada sida ay sameeyaan rag badan oo wax qoraa ujeedada an u dan leeyahay
 
waa in an  dhacdada xasuuqa la gu koobin hargaysa ee meelo badan xasuuq ka dhacay
 
tariikhda wadanka waxa dayacay sarakiisha SNM  madaxda snm baa tacabka dadkii dhintay iyo kuwa noolba dayacday
 
 
wabilahi towfiiq 
 
saleebaan maxamuud dhiidhi 

 

********************************************************

Hadhhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.


Submit by:-Edit

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comGabooyenewsQarannews.somalidiasporanews.com/SomaliPCtogahererwww.aminarts.com

©2001 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved. Designed by Wiseweb.ca