badan xagga Cadaaladda taas oo ayna Marnaba Nasiib u helin in lasiiyo Kurisiga Madaxweyne Kuxigeenka oo badan u cayiman reer darafyadda Somaliland.
Haddana Urur Siyaasadeedka Xaqsoor oo kaduulayaa arinta arkayn in taasi tahay Caqabadaha Hortaagan ayaa Musharax Madaxweyne Kuxigeenka U doortay nin kasoo jeeda Beesha Bariga Laascaanood (Dhulbahante). Waxaa Haddaba Nasiib daro noqotay Shacbiga weynaha reer Somalialnd aya fursad arki waayaan, waxaana kasii daran markii si badheedha Xukuumadda Somaliland ay ay sitoosa ururka Xaqsoor ay Codkoodii uqaataya una badheedhay.
Haddaba waxaa Shacbiga reer Dhulbahante Maanta yaqiinsadeen in Somaliland waxba u oolin taasina waxay xoojinaysaa Khaatuma State oo imika xoog isasoo tarayaa aya kamuuqato Laascaanood.
Waa Fursad aan waligood soo marin doonin Shacbiga reer Somaliland, Shacbiyoona ogaada in Xukuumadda Maanta Jirtaa ayna Somaliland dan kalahyn. Somaliland maanta Bool Bool ayay u furfurantay.
Cumar Cali
USA