Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ardaydda S/Land Ee Wax Ka Barata Jaamacaddaha Uganda Iyo Jaalliyadda Dalkan Oo Si Kulul U Canbaareeyay Dilkii Naxariis Daradda Ahaa Ee Ay Ciidamadda S/land U Geysteen Dadkii Rayidka Ahaa Ee Aan Waxba Galabsan


(Hadhwanaagnews) Sunday, December 09, 2012
Kampala-(HWN)- Xubno aad u tiro badan oo ka mid ah Jaalliyadda iyo arddaydda wax ka barata Jaamacaddaha kala duwan ee dalka Uganda ayaa si kulul

Kampala-(HWN)- Xubno aad u tiro badan oo ka mid ah Jaalliyadda iyo arddaydda wax ka barata Jaamacaddaha kala duwan ee dalka Uganda ayaa si kulul u canbaareyay dilkii ay ciidamadda amaanka ee Somaliland ay u geysteen dadkii shacabka ahaa ee ka gadooday natiijaddii muranka weyn dhalisay ee Komishanku ka soo saaray doorashooyinkii golayaasha deegaanka ee dhawaan dalka ka qabsoomay.



face=Calibri>Xubnaha tirade badan eek u saxeexan baaqan canbaaraynta ahi waxa ay aad ugu dhaleeceeyeen falkii ay ciidamadda amaanku rasaasta nool ula dhaceen dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan taas oo ay ku dhinteen dhawr qof tiro kale oo badana ay soo gaadheen dhaawacyo halis ahi, waxaanay ugu baaqeen xukuumadda Somaliland in ay ka waantowdo falalkaa cadawnimada ah ee ay sida badheedhka ah ugu xasuuqayso shacabkeeda, waxaanay Tacsi u direen dhamaan qoysaskii iyo qaraabadii iyo shacaka Somaliland ee ay ka geeriyoodeen, waxaanay Ilaahay  uga baryeen inta dhaawaca ahna in Ilaahay Caafimaad siiyo.
 

Liiska magacyadda xubnaha Baaqan ku saxeexan oo aad u tiro badanaa oo uu goot dhawayd xafiiska Wararka ee Shabakadda Caalmiga ah ee Hadhwanaagnews ee Kampala uu soo gaadhsiiyay Md Guuleed Cumar Jirde waxa ay kala yihiin

Guuleed Cumar Jirde

Cabdirisaaq Yuusuf Cabdi

Cabdirashiid Ibraahin Yuusuf (Shibiin)

Axmed Good Hure

Cabdirisaaq Cismaan Maxamuud (Aar)

 Khaalid Yuusuf Daahir

Cabdiraxmaan Cabdillahi Biixi (Araye)

Mustafe Xasan Axmed

Cabdiraxmaan Cumar Daauud

Cabdirashiid Yuusuf Shire

Maxamed Axmed Balayax

Siciid Rashiid

Amiin Cabdi Adam

Cabdiraxmaan Rashiid Cige

Axmed Xuseen Axmed

Mustafe Maxamuud Cabdilaahi

Cabddilaahi Maxamed Xasan

Ayaanle Cabdi Yuusuf

Cabdirisaaq Haaruun Cabdilaahi

Maxamed Cali Cawil

Siciid Cabdiqaadir

Cabdi weli Axmed Daahir

Nabiiha Xasan

Rooda Mukhtaar Cali

Cabdiqaadir  Maxamed Ciid (Baay)

Soohaad10@hotmail.com

Hadhwanaagnews/Office

Kampala/Uganda

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.