Ku Komissionks Somaliland
Waxa dhacy waad aragtaan, Dalkii dorasho ka ma dhici ee waxaa ka dhacy Boob iyo ku shubasho. Taasi waxay keeni-doontaa dhib ka weyne ta manta dhacay. Waxaa dhacay qeyb weynba ka tihiin sikasta ha udhacdee, Aqoon la,aan ama ulakac! Mala hubo? Takale nabadgelyadii waxay noqotay shalter ama Gashan la isku ilaliyo haddi cadalad la wayo nabada laga hadlayo garan mayo.
Sadex mid soo gale: A- In la titiro dhamaan dorashada: B- in dhamaan dib loo tiriyo
C: In aad is casishaan, haddi kale idinka ayaa masuul ka noqondoona waxii dal ka dhacah.