Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Farriin katimid london by Haybe


(Hadhwanaagnews) Monday, December 10, 2012
waxaan salaamayaa dhamaan hawlwadeenada hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda, salaan kadib waxaan farriintayda

waxaan salaamayaa dhamaan hawlwadeenada hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda, salaan kadib waxaan farriintayda maanta kaga hadlayaa marhadii doorahsadii degaanka oo ugu horaysay intuu kulmiye wadanka qabtay ay sidaas u dhacday oo aan maanta lagu kalsoonayn nimanka madaxtooyada jooga malagu aamini karaa inay wadanka sii xukumaan oo cadaalad ku dhaqaan? jawaabta waxaan udaayey akhristayaasha. takale ee aan layaabanahayna waxaa weeye gudoomiyaha kulmiye oo doorashada horteed lahaa qofkasta oo kulmiye ah waa inuu 5 goor codeeyaa wixii aanu ogayna ay dhaceen mawaxaanu kadhagaysanaynaa kulmiye kuma


shubanin doorashada maya weeye. maxaa laga yeelayaa natiijada maanta taala ee doorashada aan saxda ahayn ee lagu shubtay? aniga waxay ila tahay hala qadaco waxaas doorasho maaha ee waa ruwaayad hadii lagu adkaystana halatuso jawaabteeda dhinacay doontaba ha ahaatee, wadooyin badan baa furan hadii cadaaladi meesha kabaxdo waxaa imanaya waxaan meesha loo fadhiyin sidaa daraadeed wax laxeeryaa aniga iima muuqdaan. nimanka xeerin waayey inay ilaaliyaan sumcadii ay kunaaloonaysay somaliland 21kii sano ee lasoo dhaafay burburiyeyna sumcadii iyo amaankii dalka maantana ceeb darteed aan lala hadli karin  dadkii shalay loogu faanayey waxbaanu samaysanay  maanyana ceeb darteed iyo waji gabax ku abuuray bulshadii dibada joogtay waa in maxkamad lasoo taaga cidii laysay dadkii mudaharadayey ee magaaladooda joogay waxaas lamaba cafinkaro lagamana hadhi karo. waxaan kusoo gabagabaynayaa ilaahay halaga baqo oo cadaalada hala ilaaliyo dadkii xaqoodu maqanyahayna sida xaqsoor iyo ururada kale yaanay aqbalin ruwaayada laga wado dalka. wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakatuhu.

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.