Musharaxiintii Ururka Xaqsoor Uga Tartamaayay Doorashadii Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Qaadacay Natiijadii Komishanku Ku Dhawaaqeen
(Hadhwanaagnews) Monday, December 10, 2012
Musharaxiintii Ururka XAQSOOR uga tartamayy doorashadii golaha deegaanka caasimadaa Hargaaysa
Musharaxiintii Ururka XAQSOOR uga tartamayy doorashadii golaha deegaanka caasimadaa Hargaaysa oo gabi ahaanba qaadacay natiijadii kasoo yeedhay komishanka kuna tilmaamay kushubashadii ugu xumayd taariikhda dalka inay dhacday..
BACKGROUND-COLOR: rgb(255,255,255); TEXT-INDENT: 0px; LETTER-SPACING: normal; DISPLAY: inline !important; FONT: medium Verdana; WHITE-SPACE: normal; ORPHANS: 2; FLOAT: none; COLOR: rgb(0,0,0); WORD-SPACING: 0px; -webkit-text-size-adjust: auto; -webkit-text-stroke-width: 0px">Dib haloo xasuusto halgankii dib uxoraynta dalka loo soo maray iyo dhiigii loo daa diyay waxaa sababtay cadaalad daradii lagula kacay dadka waana tii aanu kadhiidhanay ee aanu hubka qaadanay ;sidaa waxaa tiri mujaahid yurub abiib cabdi oo ku hadlaysay magaca musharaxiin kabadan 20 musharax oo katirsan ururka xaqsoor iyadoo hadalka siiwadata waxay tiri anagoo ilaalinayna nabada iyo daganaanshaha anu usoo halganay hadana ogolaan mayno in cadaalad daradii aanu kadagaalanay nalagula kaco waxaanay ku tilmaantay in doorasho aanay dhicin ee xulasho dhacday xulashadaasi oo ku dhisan shaqsi jeclaysi iyo dano gaara isla markaana ku shubasho iyo wax is daba marintii ugu xumayd ay dhacday iyadoo goobaha qaar qarsoodi loo tiriyay goobaha qaar laxidhay gudoomiyaasha goobta waxaanay kadigtay talaabadaa cawaaqibka ka dhalan kara .
musharaxiinta kale oo qaar kamid ahi ay khadka telefoonka kula soo xidhiidheen xarunta wargayska kaah iyo shabakada almis ayaa waxay cadeeyeen inay gabi ahaanba qaadaceen waxa ay ku tilmaameen in ay ahayd kooto cid gaara loo qorsheeyay isla markaana waxay deedafeeyeen natiijada k.d.q waxaanay ku tilmaameen waxba kama jiraan iyagoo kumishanka ku eedeeyay in laftooda looga faa idaystay dano gaara islamarkaana ay ku fashilmeen wixii loo igmaday musharaxiintaas oo dareenkooda ay kamuuqatay cadho ka dhan ah wax ay ku tilmaameen kootada qaawan ee loo xidhay cid gaara waxa ay kadigeen cawaaqib xumo aan lasaadaalin karin oo kadhaln karta waxa ay ku tilmaameen cadaalad drada qaawan